Wararka

Falalka Argagixisadu ma hor istaagi doonaan dadaalka dowladda ee horumarinta dalka.

 Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarkii ay shalay soo qaadday kooxda argagixisada ee al-Shabab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daahir...

Turkiga oo cambaareyay weearkii argagixiso ee ka dhacay Muqdisho.

Ankara (SNTV)- Madaxda Turkiga ayaa  cambaareeyay weerarkii argaixiso ee maalinimadii shalay kooxo hubeysan oo naftood halligayaal ah ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. War saxafadeed ka...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo siweyn loogu soo dhaweeyey Brussels

 Muqdisho(SNTV Wafdigan uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgiumka,waxaana halkasi ku soo dhaweeyey danjiraha Soomaaliya ee Midowga...

Shir looga hadlayey wada shaqeynta Wasaaradaha Beeraha Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Shirkaan oo looga la hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Beeraha ee dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa waxaa kasoo...

18-QOF OO LOO HEYSTO AMAR DIIDDO IYO ABAABUL QABIIL CIIDAMADA DHEXDOODA AH AYAA MAANTA  MARKALE U FARIISATAY MAXKAMADDA D, 1-AAD EE CIIDAMADA QLABKA SIDA.

Muqdisho (SNTV)-Iyadoo ay jirtay ciidama gaarayay 13-qof oo horay loo ruqsaayay kedib markii ay isticmaaleen bishii ramadaan balwad ayaa wixii xilligaas ka dambeeyay waxaa...

Ugu Akhris Badan