Wararka

Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Tokyo(SNTV): –  Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Salaad Xasan ayaa kula kulmay...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyay xisbiyo cusub

Muqdisho(SNTV):–Munaasabad ka dhacday maanta xarunta Guddiga Doorashada ayaa 7 xisbi siyaasadeed shahaadada diiwaan gelinta ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay. Xisbiyadan oo soo buuxiyey shuruudaha...

Argagixisada Al-shabaab oo dhaca iyo boob kageystay degmada Xarardheere

Wararka ka imaanaya degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab ay dhaceen ilaa iyo shan Gaari oo xamuul...

Dad lagu toogtay Magaaladda Florida ee dalka Mareykanka

Booliska dalka Mareykanka waxaa ay shegeen in nin ka qeyb-galayay tartanka ciyaaraha Komputarka ee magaalada Jacksonville ee gobolka Florida uu toogtay labo qof, afar...

Ciyaaraha degmooyinka Galmudug oo furmay

Gaalkacyo (SNTV)-Daahfurka Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug waxaana ka qeyb galay Wasiiro...

Ugu Akhris Badan