Wararka

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Taliyaha ciidamada Myanmar lasoo taago Maxkamad

ISNIIN, August 27, 2018, Muqdisho(SNTV);- Guddiga baarayaasha Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in qiyaas lagu sameeyo tirada dadka laga tiro badan yahay ee Muslimiinta...

Hoggaamiyihii Daacish oo Afghanistan lagu dilay

Dowladda Afghanistan ayaa sheegtay in la dilay hoggaamiyihii kooxda Daacish kaddib duqeyn dhinaca cirka ah oo laga fuliyey xadka ay wadaagaan waddamada Afghanistan iyo...

Gabar Soomaaliyeed oo 10-sano jir ah oo u dhimatay dhaawac ka soo gaaray gudniin lagu sameeyay.

ISNIIN, August 27, 2018, Muqdisho(SNTV);- Sida ay qortay Arabnews.com gabadhan ayaa udhaimatay dhiig bax ku yimid kadib markii lagu sameeyay gudniinka, sida uu sheegay...

Maxkamadda ICJ oo dhageysaneysa dacwadda cunaqabateynta Mareykanka ee Iran

Qareenno ka socdaa dalka Iran ayaa Maxkamadda Caddaaladda ee Caalamiga ah (ICJ) weydiisanaya in ay soo saarto amar lagu qaadayo cunaqabateynta Madaxweyne Mareykanka Donald...

Ciidanka Xoogga dalka oo ka hortagay weerar ay Argagixisada ku soo qaday deegaanka Daynuunay

Maleeshiyada Al shabaab  oo ku dhumalaysanay qaybo kamid ah deegaanadda Gobolka baay ayaa ciidamadda xoogga dalka waxay guluf Dagaal ku qadeen gobah ay  ku...

Ugu Akhris Badan