Wararka

Al-Shabaab oo Argagax galin iyo Qafaal ku haaya Shacabka degmada Jilib 

Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ayaa laba jibaaray dhaca iyo boobka ay u gaysanayaan Xoola Dhaqatada iyo Beeralayda deegaanada qaar, iyagoo shacabka ku boobaya Diinta Islaamka...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka horumarinya Dhaqaalaha

SNTV:-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shalay guddoomiyay shirka Hormarinta dhaqaalaha Dalka, kaas oo looga hadlay horumarka Maaliyadeed iyo hiigsiga...

Culumada Soomaaliyeed ee Gobolka Ohio oo Baaq ka soo saaray Colaada Gobolka Sool

Dalada Culumada gobolka Ohio ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan SICO (Somali Islamic Centers Of Ohio) ayaa soo saaray Baaq Nabadeed oo...

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka oo tababar u furay Garsoorayaal

Muqdisho (SNTV);- Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta oo Taariikhdu tahay 28/10/2018  tababar u furay Garsoorayaal ,sidoo kale waxaa...

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Hirshabeelle oo wado qorshe lagu horumarinayo Caafimaadka Xoolaha

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Dr. Xuseen Cusmaan Cilmi ayaa sheegay in Wasaaradda ay dadaal ugu jirto sidii loo horumarin lahaa...

Ugu Akhris Badan