Wararka

Wasiir Cusmaan Libaax oo Golaha Aqalka sare ka codsaday in si deg deg ah ah loo ansixiyo sharciga Kheyraadka Biyaha Qaranka

Muqdisho (SNTV):- Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kalafadhiga 4-aad kullankiisa 3-aad ku yeeshay xarunta Golaha Aqalka sare ayaa markale waxay ka...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan Bangiga Adduunka iyo Madax kale

Muqdisho (SNTV);- Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulamo kala duwan kula qaatay magaalada Nairobi,...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Wakiilada gaarka ah ee QM iyo Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta xafiikiisa kula kulmay Wakiilada gaarka ah ee...

Ka Qaybgalayaasha Shirka Iskaashiga Islaamka oo qiray Horumarka Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Kulankaan oo ay Soomaaliya martigalisay, iyadoo la raacayo qaraaradii ka soo baxay shirarkii kan ka horeeyay ee 44-aad iyo 45-aad ee lagu...

Guddoomiye Tuulax oo xalay kormeer Amniga la xiriira ku sameeyey Xaafadaha Degmada Heliwaa

Muqdisho (SNTV) Kormeerkan dhanka Amniga la xiriira ayaa guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda maamulka gobolka Banaadir uu ku sameeyey xaafadaha degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho,...

Ugu Akhris Badan