Wararka

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ka mid noqday Golaha Shacabka

Doorasho boos buuxin ahayd oo maanta ka dhacaday magaalada Garoowe, ayaa wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan loogu doortay xubinnimada Golaha Shacabka. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Xarumaha Wasaaradaha Dalka

Muqdisho, October 06, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha caafimaadka, shaqada iyo arrimaha bulshada,...

Maamulka Gobolka Banaadir oo joojiyey soo dejinta Gaadiidka Bajaajka

Muqdisho (SNTV);- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo in laga soo dejiyo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha XDS oo tababar u xiray Saraakiil iyo Saraakiil xiggeeno

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa maanta tababar u xiray...

Wasiirka Howlaha Guud oo Golaha Shacabka ka hor akhriyey naqshadeynta Magaalooyinka

Muqdisho (SNTV) Kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya kulankiisa 11-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka BJFS ayaa ka dhacay xarunta Golaha Shacabka ee...

Ugu Akhris Badan