Wararka

Ciidanka Badda Soomaaliya oo u dabaal degay Xuska 54 Aad ee kasoo wareegtay Aas aaskooda

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Difaaca Xeebaha Soomaaliya oo la aas aasay 10 Febraayo 1965 ayaa maanta u dabaal dagay Sanad-guurada 54-aad ee kasoo wareegatay. Munaasabada Xuska Dabaaldagga...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo kulan miro- dhal ah la yeeshay dhigiisa dalka Turkiga

Izmir (SNTV)- Wasiirka Beeraha iyo  Waraabka Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Turkiga  gaar ahaan Magaalada Izmir kulan kula yeeshay  Wasiirka Beeraha iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo Addis-Ababa kula kulmay Antonio Guiteres

Muqdisho (SNTV):-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa shir-doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Guiteres, waxayna ka...

Wax ka baro:Taariikhda Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya

Muqdishu-(SNTV)-Ciidaliyamada Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya waxay  ka midyihiin Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaana la aasaasay 10-kii bishii febaraayo 1965kii, ciidanka xoogga dalka...

Akhriso: Warmurtiyeedka laga soo saaray shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Muqdisho (SNTV):- 6-7da Febraayo 2019, ayaa Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay magaaladda Muqdisho ku martigalisay shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo ah markii...

Ugu Akhris Badan