Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo shir caalami ah uga qeyb galay magaalada Seoul

Muqdisho (SNTV):- Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer sare ah oo ka kala tirsan Baarlamaanka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee...

Marwada Koowaad ee Dalka oo ka qeyb gashay Shirka Nabadda iyo Arrimaha Binu -aadantinimada ee Seoul

Muqdisho (SNTV):- Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabsi Mocallim iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Seoul ee Caasimadda Dalka...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Xarunta Bangiga Dhexe ee Dalka

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa maamulka bangiga...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Taliska Qaybta Guud ee Gobalka Banaadir oo dib Loo dhisay

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta xarigga ka jaray xarunta taliska qaybta guud ee gobalka Banaadir...

Ugu Akhris Badan