Wararka

Wadatashiga Wareega Koowaad ee Qorshaha horumarinta Qaranka 9-aad oo ka furmay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SNTV):- Waxaa maanta si rasmi ah Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug uga furmay Wadatashiga wareegga kowaad ee Qorshaha horuamrinta Qaranka Sagaalaad oo...

Sanatar Ayuub Ismaaciil oo Dhalinyarada ku bogaadiyey Kobcinta Afka Soomaaliga

Muqdisho (SNTV) Iyadoo maalmahan lagu jiro Xuska Afafka Aduunyada ayaa waxa goobo badan oo dalka kamid ah lagu qabtay Xuska Afka Soomaaliga, akhriska iyo horumarintiisa. Xaflad...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Xabsi Casri ah oo Muqdisho laga dhisay

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay maanta munaasabadda xuska 49-aad ee aasaaska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed...

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Maraykanka

USA-(SNTV)- Cabdi Yuusuf Xasan, oo ah muwaaddin Soomaaliyeed, ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka, markii lagu eedeeyay Afduub wariye oo ka...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo Xarigga ka jaray Saldhig Boliis oo laga hirgeliyay Baladweyne

Baladweyne-(SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Hiiraan, C/raxiin Muxumed Taakooy, ayaa Xarigga ka jaray Saldhig Boliis oo laga hirgeliyay Magaalada Baladweyne. Saldhiggan oo laga...

Ugu Akhris Badan