Wararka

Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koofur Afrika

Pretoria-(SNTV)-Ugu yaraan Saddex Qof oo ganacsato Soomaaliyeed ah ayaa lagu dilay mid kalana dhaawac culus ayaa soo gaaray, markii ay kooxo Burcad Koofur Afrikaan...

Wasiirka Gaadiidka & duulista hawada Somaliaya oo la kulmay madaxda Gobolka Minnesota.

USA-(SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Dalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar iyo  wafdi uu hoggaaminayo ayaa  booqday Magaalada, Saint Paul ee Gobolka Minnesota...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka hadlay wada hadalada DFS iyo Soomaaliland

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisinta Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa  soo hadal qaaday in wada hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre: Aan u Midowno Dowladnimada Soomaaliyeed

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Khayre, oo Maanta soo xiray shir waynaha soo bandhigidda iyo xaqiijinta hannaanka dhab-u-heshiinta qaran, ayaa...

AMISOM oo Ciidanka Soomaaliya ku wareejineysa Kulliyadda jaalle Siyaad

Muqdisho-(SNTV)-Howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in daba yaaqada Bishan ay ka baxaan Kulliyadda Milliteriga ee Jaalle Siyaad, halkaas oo ay ku...

Ugu Akhris Badan