Wararka

Safiirka cusub ee Soomaliya u fadhiya kuwait oo gaaray dalkaasi

Kuwait (SNTV) Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwiat Danjire Cabdullahi Odawa ayaa garay caasimadda dalkaasi ee Kuwait City. Danjire Danjire Cabdullahi Odawa waxaa si...

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Madaxwayne Kenyatta oo Ka Wada Hadlay Adkaynta Xariirka Labad Dawladood

Nairobi (SNTV) –Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo shalay Kenya ku tegay booqasho rasmi ah ayaa maanta magaalada Nairobi kulan...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ka Furay Shirka Horumarinta Fillimada Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta daah furay shir looga hadlayey  siddii loo Horumarin lahaa Filimada...

Taliye ku-xiggeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo tababar u furtay haween booliska ka tirsan

Muqdisho (SNTV)- Tababarkaan oo socon doono labo maalmood laguna baranayo gudbinta kiisaaska cul culs iyo ilaalinta Xuquuqda aadanaha ayaa waxaa ka faa’iideysanaya 50 haween...

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay kulamadii mira dhalka ahaa ee Garoowe

Muqdisho (SNTV);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee...

Ugu Akhris Badan