Wararka

Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Ciidamada Booliiska magaalada Dayton ee gobolka Ohaio ayaa sheegay in tacshiirad ka dhacday halkaasi ay ku dhinteen sagaal ruux . Dhimashada dadkaasi oo ka dhacday...

Sifooyinkii marxuum eng.Yariisoow “Daacadnimo, Degenaan iyo Aragti dheeri”

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ma ahayn shaqsi ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna la soo shaqeeyay dhowr...

Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo Aas-Qaran loogu sameeyey Muqdisho

SNTV:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Maleeshiyada Alshabaab kala wareegay deegaanno ay kaga sugnaayeen gobolka Baay

Howlgalkaan oo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta KMG koonfur galbeed...

Madaxda Qaranka oo Salaadda Janaasada ku dukaday Maydka Marxuum Eng Yariisow

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Salaada Janaasada lagula dukaday Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Maydka Marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa...

Ugu Akhris Badan