Wararka

Amniga Dhuusamareeb oo lagu wareejiyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Waxaa Maanta oo Jimca ah si buuxda loogu wareejiyay nabad gelyada Magaalada Dhuusamareeb Ciidamada ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda amni wareejinta ayaa waxaa goob-joog...

Xujeyda Soomaaliyeed ee ku sugan Maka oo ka mahadceliyay saacidaaddii ay u fidisay Dowladda Federaalka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow oo uu wehliyo Qunsulka guud ee Magaalada , Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa...

Madaxweynaha Jabuuti oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalkuba uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd eek u timid Guddoomiyehii Gobolka Banaadir, Marxuum,...

Akhriso Taariikh Nololeedka Allaha u naxariisto Duqii Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhushay degmada Hodan ee gobolka Benaadir 16kii August 1965kii. Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe iyo...

R/wasaare Kheyre oo Guddi u magacaabay Aaska Qaran ee loo sameynayo AUN Eng Yariisow

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi ka kooban Afar iyo Toban Xubnood u magacaabay Aaska Qaranka ee loo sameynayo...

Ugu Akhris Badan