Wararka

Dad Ku Dhintay Kenya

Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas inta u dhexeysa Magaalooyinka...

Shirka amniga gobolka Banaadir oo looga hadlay weerarkii SYL.

Shirka amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir iyadoo wax la iska weydiiyay dhacdadii ka dhacday Hotellka SYL oo argagixisada soo weerareen. Guddoomiyaha gobolka...

Shirka Wakaaladaha Wararka dalalka Islaamka oo ka furmay Jiddah.

Shir aan caadi ahayn ayaa magaaladda Jidda ee Dalka Sucuudiga uga socda Midowga Wakaaladaha Dalalka Islaamka oo dalal  badan ay ka qayb galayaan . Soomaaliya...

Dowladda Mareykanka oo soo dhaweysay heshiiska Dowladda dhexe iyo Ahlu sunna.

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto, wuxuu soo dhaweynayaa heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljama’a (ASWJ)....

Ugu Akhris Badan