Wararka

Mareykanka oo si rasmi ah safaaradiisa uga furanaya Soomaaliya.

Bayaan kasoo baxay howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in maanta si rasmi ah dib loogu aas-aasay safaaraddii Mareykanka uu ku lahaa Muqdisho. Safaaradda...

Wafuudii ka qayb-gashay shirkii iskaashiga oo casho loo sameeyay.

Wasaaradda arrimaha dibadda XFS ayaa xalay casho sharaf ugu sameysay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah ergooyinkii ka qayb galay shirkii labada maalin ka...

Macawiisleyda Gobolka Hiiraan oo Al-shabaab Hub ka furtay kana dilay malleeshiyo badan.

Waxaa sii kordhaya dagaalka kacdoonka shacabka iyo Al-shabaab u dhexeeya, iyadoo hub looga furtay argagixisada dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan. Warar lagu kalsoon yahay oo...

Ogeysiis: Taliska Ciidanka Booliska oo Qaadanaya Ciidan Cusub

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxaa uu qaadanayaa Dhalinyaro cusub kuwaas oo kamid noqonaya Booliska. Dhallinyaro aqoonyahan ah oo ka mid noqonaya ciidanka ayey doonayaan Booliska...

R/Wasaare Kheyre Oo Soo Xiray Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya Oo Shalay Iyo Maanta Muqdisho ka Socday

R/Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa soo xiray shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ay goob joog ka ahaayeen wakiillada beesha caalamka, wakiillo ka...

Ugu Akhris Badan