Wararka

Diyaarad Dhaqaatiir & Daawo Sidda Oo Ka timid Turkiga “Sawirro”

  Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay dadkii Soomaaliyeed oo dhaawacyadu...

Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Warbixiyey Xaalada Dhaawacyada Ee Qaraxa

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka warbixiyey Xaalada Dhaawacyadii Waxyeelada Kasoo gaartay Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Gurmad ka yimid Dowladda aan walaalaha...

R/Wasaare Kheyre Oo Booqday Xarunta Gurmadka & Isbitaalka Erdoğan “Sawirro”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo Dadkii waxyeelladu...

Qatar soo food saartay Beeraleyda Hirshabeelle

Wasiir ku xigeenka Beeraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Bashiir Qaasim ayaa walaac xooggan ka muujiyay qatarta ka dhalan karta Ayaxa, aah Cayayaan hali...

Shirka Golaha Wasiirrada Oo Lagu Ansixiyay Siyaasadda Dalxiiska Soomaaliya

Golaha wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen siyaasadda dalxiiska dalka oo ay xukuumadda usoo gudbisay wasaaradda warfaafinta,...

Ugu Akhris Badan