Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qayb-gelaya Shir Caalamiga ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kaga qayb-gelaya Shirka Dadweynaha iyo Horumarka oo ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobey. Shirkan oo...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Faransiiska

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qayb ka yihiin wasiirrada amniga iyo waxbarashada ayaa gaaray magaalada Paris...

Wasiirka Shaqada XFS oo kormeeray dib u dhiska ka socda Xarunta Wasaaradda

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta kormeeray dib u dhiska ka socda xarunta wasaaradda. Wasiirka ayaa kullamo...

Maamulka degmada Mahadaay oo baaq u diray Guddiga Gurmadka Fatahaadaha

Guddoomiyaha degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, mudane, Axmed Xuseen Afrax oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dadkii ka barakacay fatahaadda webiga...

Maleeshiyada Al-Shabaab oo iskaga baxay Gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya Koofurta gobolka Mudug  ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab ay iskaga baxeen deegaanno hoos yimaada degmada Xarar-dheere...

Ugu Akhris Badan