Wararka

Horjoogayaal Al-Shabaab ahaa oo ku geeriyootay qarax ay maleegayeen

Malleeyaal iyo Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay degaanka Mililiqo oo ka tirsan Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug. Dadka ku dhaqan...

Ciidamada XD Ee Qeybta 43-aad Oo Howlgalo Ka Sameeyay Meelo Kamid Ah Wadada Kismaayo Iyo Jamaame ”Sawirro”

Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43-aad ee deegaannada Jubaland ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay howl galo qorsheysan ka waday deegaanada Muuse Xaaji, Araare...

Wejiga 2-aad Ee Dib-uheshiisiinta Bariga Mudug Oo Ay Saraakiil Militari Ka Qeyb-Galeen

Taliyaha Qeybta 21-aad ee Xogga Dalka Soomaaliya Generaal, Cabdicasiis Cabdulaahi Qooje iyo saraakiil kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhammeystirayo heshiisyadii ay horey...

Dab Xalay Ka Kacay Goobo Ganacsi Oo Ku Yaal Magaalada Jowhar

Goobo ganacsi oo ku yaal suuqa ugu wayn magaalada Jowhar ayaa gabi ahaanba gubtay, kadib markii xalay uu dab qabsaday. Kusimaha guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Maxamed...

R/Wasaare Xasan Cali Kheyre Oo Kormeeray Tirakoobka Shaqaalaha Oo La Soo Gabagabeeyay

Guddi u xilsaarnaa Tirakoobka Shaqaalaha dowladda FS ayaa  soo  gabagabeeyay howlo la xiriiray sameynta xogo iyo kayd dhexe oo laga maamullo shaqaalaha dowladda. kaddib...

Ugu Akhris Badan