Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Zambia oo dib loo dhisayo+sawirro.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambiya oo ay Hor kaceyso Danjiraha Soomaaliya ee  dalkaasi Marwo Xaawa Xasan Maxamed ayaa dhagax dhigtey Xarunta safaaradda oo dib...

Madaweyne Farmaajo oo Ra’iisul wasaaraha magacaaban horgeynaya Golaha Shacabka.

Mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka maanta ayaa...

Taliyaha AMISOM oo socdaal shaqo ku tagay Magaalada Jowhar.

Taliyaha Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM  qeybta 5-aad, ee ku sugan magaalada Jowhar,...

Turkiga oo cadaalad xumo ku tilmaamay shirkad Turkish ah oo Midowga Yurub cunaabateeyeen.

Turkiga ayaa talaadada maanta ah sheegay in cunaqabateynta Midowga Yurub saareen shirkad Turki ah oo lagu eedeeyay in ay ku xadgudubtay xayiraadda hubka ee...

Soomaaliya oo guddoomisay 41 sano ka dib Golaha loo dhan yahay ee QM.

Guddoomiye ku xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay, ahna danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay danjire Abuukar Cusmaan (Abuukar Balle) ayaa...

Ugu Akhris Badan