Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo dawladda iyo shacabka Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii dalkaas.

Madaxweynaha dawladda FS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii dalkaas Sheekh Sabaax Al-axmed...

Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle oo la kulmay safiirka UK+SAWIRRO.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa saaka kulan la qaatay Safiirka dowladda Ingiriiska Mudane Ben...

Hoggaamiyaha Mucaaradka Tanzania oo eedeyn ku shubasho u jeediyay Madaxweyne John Magufuli.

Musharax Madaxtinimada mucaaradka ugu weyn dalka Tanzania, Tundu Lissu, ayaa ka soo hor muuqday Guddiga anshaxa ee gudiga doorashooyinka talaadan maanta ah isagoo wax...

Xuska 29-ka September ee ka hortagga khasaaraha ama dayaca ku yimaada cuntada.

Qaar ka mid ah hey’adha Qaramada Midoobay iyo Dalalka Dunida ayaa manta u dabbaaldegay xuska 29-ka Setembar ee maalinta Caalamiga  ah ee ka hortaggga...

Safiirka Soomaaliya ee Sudan iyo dhiggiisa Norway oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sudan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada Khaartuum kula kulmay safiirka cusub ee dalka Norway u fadhiya Sudan...

Ugu Akhris Badan