Wararka

Dowladda Iran oo sheegtay in ay diyaar u tahay in Mareykanka Maxaabiis is dhaafsadaan.

Wasiirka arrimaha dibadda Iran Maxamed Jawaad Zarif ayaa sheegay in Iran diyaar u tahay in ay maxaabiis is dhaafsadaan Mareykanka, xilli xiisadda labada dal...

Hoggaamiyeyaashada Dunida oo xusaya Sanad-guurada 75-aad ee Qaramada Midoobay.

Hoggaamiyeyaasha dunida ayaa aallada fogaan aragga kaga qeybgalay isniintii xuska 75- aad ee aas-aaska Qaramada Midoobe, iyadoo safmarka COVID-19, iyo dhaqaalaha liita ee caalamka...

Mareykanka tirada dhimashada oo ku dhow 200,000 oo ruux.

Tirada dhimashada safmarka COVID-19 ee Mareykanka ayaa mareysa ku dhowaad 200,000 taas oo ka dhigan iyo shantii qof ee feyraska cororna caalamka ugu geeriyoota...

Falastiin oo xir xirtay siyaasiyiin ay ku eedysay inay qeyb ka ahaayeen heshiiska Israel iyo Imaaraadka.

Xoogagga amniga Falastiin ayaa xirey tiro kamid ah taageeriyaasha siyaasiga Falastiiniga ah ee dibad joog ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay Imaaraadka kala...

Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ugu baaqay in ay Ra’iisul wasaaraha cusub ansixiyaan.

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa baaq u jeediyay Xildhibaannada laga soo doorto degaannada Jubbaland. Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulan...

Ugu Akhris Badan