Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadraalka Soomaalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabadda maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed, isagoo urajeeyay in sanadkaan...

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Kabul ee dalka Afganistaan.

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 31 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar hoobiyaal ah saakay ka dhacay magaalada Kabul ee xarunta Dalka...

(AKHRISO) FARRIINTA Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO EE MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee Qiimaha Badan,, Asalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wabarakaatuhu, Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed, waxaan Bareyaasha...

Maayarka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo ka qeyb galay olale Nadaafadeed oo laga sameeyay Magaaladaasi+(SAWIRRO).

Olalayaan Nadaafadeed ee lagu soo celinayay Hanaanka iyo Bilicda Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka mudug ayaa waxaa ka qeyb galay Maayarka Degmada ,ku xigeenkiisa...

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka+(SAWIRRO).

Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga dhismahan...

Ugu Akhris Badan