Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadraalka Soomaalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabadda maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed, isagoo urajeeyay in sanadkaan kiisa kale ku gaaraan horumar iyo barwaaqo.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa yiri “Hambalyo ayaan u dirayaa macallimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. Waxaan uga abaal haynaa barbaarinta wanaagsan. Macallimiintu waa furaha horumarka dalkeenna, waana kuwa soo saara jiilal ku hubeysan aqoon. Waxaa naga go’an   in ay helaan mudnaanta ay xaqa u leeyihiin”.

21-ka November sanad kasta maanta oo kale waxaa gayiga Soomaalida looga dabaal dagaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka...

Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...