Wararka

Erdogan oo dadkiisa ugu baaqay inay qaadacaan badeecadaha Faransiiska.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay shacabka Turkiga ugu baaqay inay qaadacaan badeecadaha Faransiiska xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhalatay...

Dowladda Soomaaliya oo shaqaalaheeda khamiista u fasxeysa dhalashada Suubbanaheena.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullahi Maxamed Cali oo ugu hambalyeeyay Shaqaale weynaha iyo guud ahaan ummadda...

Hay’adda IOM oo xarun Hooyada iyo dhallaanka ka hirgelisay Degmada Doolow.

Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay ka furtay xarun lagu xanaaneeyo Hooyada iyo dhallaanka oo dadku baahi weyn u qabeen magaalada...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan lagu soo bandhigayay miisaaniyadda dowladda ee 2020/21 “SAWIRRO.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay kulan Wasaarada Maaliyaddu ay Wasiirrada cusub ee Xukuumadda ugu soo bandhigeysay miisaaniyadda...

Ugu Akhris Badan