Maayarka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo ka qeyb galay olale Nadaafadeed oo laga sameeyay Magaaladaasi+(SAWIRRO).

Date:

Olalayaan Nadaafadeed ee lagu soo celinayay Hanaanka iyo Bilicda Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka mudug ayaa waxaa ka qeyb galay Maayarka Degmada ,ku xigeenkiisa iyo shacaka xaafadaha Gaalkacyo

Guddoomiyaha Daladda Rajo Baashe Xasan ayaa sheegay in Nadaafada ay muhiim u tahay Deegaanka iyo bulshada waxuuna ku booriyay qeybaha bulshada in si wada jir ah looga wadda qeyb galo Ololahan nadaafada.

Maayarka Degmada Gaalkacyo Galmudug cabdiraxmaan sh Xasan ayaa tilmaamay in ay arrinkaani muhiim u yahay Degmada isagoona kaga mahad celiyay Bulshada doorkooda ay ka qaadanayaan waxuuna tilmaamay in si wada jir ah looga qada qeyb galo.

Maamulka Cusub ee Degmada ayaa sheegay inuu door muuqda siin doono Bilicda iyo faayo dhawrka Caafimaad ee Magaalada Gaalkacyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...