Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa booqasho ku tegaaya qaar ka mid ah dowladaha Khaliijka.

Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo ayaa bilaabaya beri oo talaado booqasho uu ku maraayo wadamada Kuwayt, Qatar iyo Cumaan. Bayaan kasoo baxay...

Ciidamada amniga oo howlgal ka sameeyay magaalada Jowhar.

Ciidamada Booliska maamulka Hirshabeelle iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay...

Maamulka deegaanka Gubadley oo dayac tir ka wado qaar ka mid ah wadooyinka deegaanka.

Maamulka deegaanka Gubadley ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu dayactir iyo dib u dhis xoogan ka bilaabay Qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee...

Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle oo lawareegtay isbitaal qalabeysan+(SAWIRRO).

Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lawareegtay isbitaal qalabeysan oo ay dhistay hay.adda  Save kaasi oo laga hirgaliyay magaalada Beledweyne . Qorane Maxamuud Indhoy...

Ciidanka AMISOM oo agab caafimaad ugu deeqay qaar ka mid ah barakacyaasha Muqdisho+(SAWIRRO).

Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM ayaa agab loogu talo galay ka hortaga xanuunka Karoona iyo nadaafada ugu...

Ugu Akhris Badan