Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Gedo.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howl-gallo kala duwan ka sameeyeen degaanno ka tirsan gobolka Gedo, kaas oo Amniga lagu...

Ingiriiska oo sheegay in 13.5 milyan oo qof laga Tallaalay COVID19.

Britain waxaa la sheegayaa in ay  dhowdahay  inay gaarto hadafkii ay tiigsanay bartamaha bishan Febraayo,  kaasi oo ah in xanuunka COVID 19,  laga tallaalo...

Wasaaradda cadaaladda oo shir muhiim ah la yeelatay deeqbixiyeyaasha taageera cadaaladda dalka.

Waxaa maalinnimadii Jimcaha, 12ka bisha Febraayo 2020 qabsoomay shir  fogaan arag ah, kaas oo heerkiisu sarreeyo, waxaana  shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane C/qaadir...

Wasaaradda Caafimaadka X.F.S oo faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu dambeeyay ee COVID-19.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda ayaa sheegtay in barataanadii ugu danbeeyay ee...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray Qarax ka dhacay Muqdisho.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in Gaari argagixisadu ku soo rartay walxaha Qarxa nuuciisuna ahaa NOAH 3 albaab...

Ugu Akhris Badan