Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo daah furtay buugagta farta bareelka ee Manhajka Dugsiyada Hoose Dhexe “SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Nuuriyo Aadan Ciise ayaa daah furtay buugagta farta Bareelka ee  Manhajka Dugsiyada...

Tartamayaasha Degmada Yaaqshiid oo caawa u soo gudbay wareegga kama dambeysta ah (Final) ee tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Taliska booliska oo faah faahin ka bixiyay qaraxii caawa

Qof naftii halige ah oo xiran jaakadda walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay banaanka Saldhigga Booliska Dagmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Taliska Booliska Soomaaliya ayaa Radio...

Faah faahin ka soo baxay qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Allaha u naxariisto Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid Maxamud Cageey oo ka mid ahaa saraakiishii ku dhaawacmay Qaraxa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u geeriyooday...

Weerar argagixisanimo oo lagu qaaday saldhiga Booliska Degmada Waaberi

Waxaa weerar argagaxisanimo lagu qaaday saldhiga Booliska Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Waxaa ku geeriyooday...

Ugu Akhris Badan