Faah faahin ka soo baxay qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Date:

Allaha u naxariisto Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid Maxamud Cageey oo ka mid ahaa saraakiishii ku dhaawacmay Qaraxa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray qaraxaasi.

Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid ayaa ahaa ku-xigeenka Taliyaha Qeybta Waliyoow Cadde ee Booliska Gobalka Banaadir.

Kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka argagixisonimo ee caawa lagu qaaday Saldhigga Booliska Degmada Waaberi.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...