Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo tiro maleeshiyadA Al-Shabaab ka tirsan ku dilay Hiiraan

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo lagu burburinayo Argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay Tuulada Quulaale...

Kulan looga hadlayay sharciyada Caalamiga ah ee la dagaallanka Musuq-maasuqa oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda ee Xukumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayay wacyigelinta bulshada rayidka ah ee Siyaasadda iyo Sharciyada Caalamiga...

Ciidanka XDS oo raashiin gaarsiiyay qoysas ku dhaqan Degmada Awdheegle “SAWIRRO”

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya oo ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa deeq raashiin ah waxay gaarsiiyeen 250 qoys...

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowalad Goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo...

Wasiir Dubbe oo beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ku kulmayaan Doxa

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ku...

Ugu Akhris Badan