Wararka

Wasaarada caafimaadka oo guddontay daawo dhalinyaro Soomaaliyeed ay ugu deeqeen Martiini “SAWIRRO”

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshadda xukuumafdda federaalka Soomaaliya Dr. Axmad Xuseen Macalin ayaa maanta gudaamay agab daawo ah. Daawadaan maanta lagu wareejiyey...

QM oo war ka soo saartay guddigii haweenka u badnaa ee maanta uu magacaabay R/Wasaare Rooble

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey guddigii uu maanta Ra’iisul wasaare Rooble u magacaabay ilaalinta qoondada haweenka...

Shir Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ay ku yeesheen Zoom-ka oo looga hadlay qodobo muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga kula shiray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ayaa ku boorriyay in ay sida ugu dhaqsaha...

Wajiga labaad ee shirka guddiga machadka dowladaha hoose oo Muqdisho ka furmay”SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Saciid Cabdullahi Calasow ayaa magaalada Muqdisho maanta ka daahfuray kulanka 2-aad ee xubnaha guddiga machadka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan duco ah u sameeyay mas’uuliyiintii qaraxa lagu dilay 24-July 2019

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo maanta ka qeyb galay kulan duco ah oo xarunta dowladda hoose ee Xamar loogu sameeyey mas’uuliyiintii laba sano...

Ugu Akhris Badan