Galmudug oo digniin adag u dirtay kooxaha isbaarooyinka dhigta

Date:

Wasaarada amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa digniin ka soo saartay Jid-gooyooyin loo dhigto baabuurta Ganacsiga deegaanada Hoos yimaado Caabudwaaq iyo nawaaxigeeda.

Wasaarada amniga ayaa laamaha amniga Fartay In Talaabo sharciga waafarsan Laga Qaado kuwa dhigto jidgooyooyinka Ee Dhibaataynaayo Ganacsiga Bulshada.

Warka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in aan la aqbalin doonin dadka shacabka ah lagu dhibaateeyo wadooyinka ku yaalla agagaarka  degmada Caabudwaaq.

Ciidanka Ammaanka mamulka Galmudug ayaa dhawaan howlgal ka fuliyay degaanada ay yaallaan isbaarooyinka, waxaana ay gacanta kusoo dhigeen qaar ka mid ah kooxihii dhigtay oo dadka shacabka ah ka qaadayay lacag baad ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo La Kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta,...

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo...