Wararka

Taliska Booliska oo soo bandhigay sagaal kamid ah ragii ku dagaalamay Ex Conrtol Afgooye iyo hubkoodii

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya oo war ka soo saaray dagaalkii saakay ka dhacay isgoyska Ex Control Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay xogta...

Hub iyo meydadka horjoogayaal argagixisada looga dilay G/Mudug oo la soo bandhigay

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta 21 aad iyo Daraawiishta Galmudug Galmudug ayaa soo Bandhigay Saanad iyo maydka horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka nabad diidka Al...

Habraaca Xalinta Khilaafaadka Aqalka Sare oo lasoo saaray

War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaaadka doorashada dadban ka dhaceysa ayaa soo saaray habraaca xallinta khilaafaadka doorashada Senatorrada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya...

Dhageyso: Senator Cabdi Qeybdiid oo ku sugan Camaara kana war bixiyey howlgalkii maanta

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku sugan magaalada Camaara ee koonfurta gobolka Mudug oo maanta laga saaray argagixisada Al-Shabaab ayaa la hadlay Radio...

Cutubyo ka tirsan Gorgor oo dhameystay tababar militeri ayaa maanta la dhaariyey “SAWIRRO”

Cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad ee ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta tababar loogu soo xiray xerada tababarrada ciidamada Soomaaliya ee...

Ugu Akhris Badan