Wararka

Ruushka oo duqaymo la beegsaday xarumaha tamarta ee Ukraine

Kaaliye u dhow Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ku dhawaad hal milyan iyo bar qoysas ah oo ku kala nool Ukraine ay koronto la’aan...

[DHAGEYSO] Dad ku dhintay daadad Xalay ku soo rogmaday Xaafado katirsan Magaalada Qardho ee Maamulka Puntland

Daad xoogan ayaa kusoo rogmaday xalay Xaafado katirsan magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii Roobab xoogan ay xalay iyo shalay galabtii...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xalay Isbitaalka Ciidanka xoogga ku booqday Dhaawacyada Ciidamo dagaal culus kula galay Argagixisada Al-Shabaab degaanka Masjidka Cali Gaduud

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Xalay ku booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dhaawacyada Ciidamo Shalay dagaal culus...

(SAWIRRO) Madaxweyne Xasan sheekh oo Caawa Gaaray Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa...

Duqa Degmada Gaalkacyo oo Maanta Degmadaas ku soodhaweeyey Wafdi Balaaran uu horkacayay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Aduunka

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu Wehliyo Guddoomiye ku xigeenka Gobolka mudug Ahmed Shire Qodaar ayaa Maanta  Degmada Gaalkacyo ku soodhaweeyey...

Ugu Akhris Badan