Wararka

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo lagu soodhaweeyey Aqalka Boqortooyada dalka Luxembourg

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu soo dhoweeyay Aqalka Boqortooyada dalka Luxembourg waxa uuna la...

[DAAWO] Bulshada Ku nool  degmada Buula-Burde ee Gobolka Hiiraan oo si isxilqaan ah dib u dhis ugu sameynaya Buundada degmada Buula-Bu

Bulshada Ku nool  degmada Buula-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa  si isxilqaan ah dib u dhis ugu sameynaya Buundada degmada Buula-Burde oo Khawaarijta ay isku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehelinayo Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug

Muqdisho, Oktoobar 22, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga...

[SAWIRRO]Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo gaaray magaaladda Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo hogaaminaya xildhibaano heer federaal iyo kuwa dowlad goboleed iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaaladda Maxaas...

[TOOS U DAAWO] Xuska munaasabadda lagu xasuusanaayo labo halyeey oo qoriga u qaatay la dagaalanka kooxda Argagixisada oo Muqdisho ka socta

Xuska munaasabadda lagu xasuusanaayo labo halyeey oo qoriga u qaatay la dagaalanka kooxda Argagixisada ayaa ka socota magaalada Muqdisho. Munaasabadan xuska ah ee loogu duceeynaayo...

Ugu Akhris Badan