Wararka

(SAWIRO) Wasiirka Ciyaaraha XFS oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ee dowlad goboleedka Jubbaland. Wasiirka...

[DAAWO] Qaar ka tirsan dadkii dhaawacyada culus ka so gaaray Qaraxii Hotel Xayaat oo la gaarsiiyey magaalada Riyaadh ee dalka Sucuudiga

Qaar ka tirsan dadkii dhaawacyada culus ka so gaaray Qaraxii Hotel Xayaat ee dhawaan Argagixisada Al-shabaab weererka ku qaaday ayaa la gaarsiiyey magaalada Riyaadh...

[DAAWO] Maxkamadda Ciidamada oo saaka toogasho ku fulisay laba Rag ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Shucayb Cabdullaahi Maxamed & Saadaq Cabdi Jabaar Cumar ayaa saaka ku fulisay xukunkii dilka toogashada ahaa oo ay horay...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Arrimaha Deegaanka Iyo Isbaddalka Cimmilada Ee Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay qorshaha Soomaaliya...

Daawo:-Madaxyada Alshabaab oo lagu kala Iibsaday Baladweyn

https://www.youtube.com/watch?v=v9J-VrPG3gI

Ugu Akhris Badan