Wararka Caalamka

QM oo sheegtay in ay kumannaan Soomaali ah ku xanniban yihiin Dalka Yemen.

Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in kumannaan musaafuriin sharci darro ah ay ku xayiran yihiin Dalka Yemen, halkaas oo...

Turkiga oo cambaareeyay weerararo ka dhacay Soomaaaliya iyo Burkina Faso.

Dowladda Turkiga ayaa Cambaareysay weeraro geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka kala dhacay dalalka Soomaaliya iyo Burkina Faso, kuwaas oo ay...

Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa diyaaraddii ku burburtay Calicut.

Mas’uuliyiinta waaxda duulista hawada ee Hindiya ayaa xaqiijiyay in Mid ka mid ah diyaaradaha shirkadda Air Indian, oo ay la socdeen 191 qof oo...

Suuq ku yaalla Imaaraadka oo dab ka kacay.

Wararka ka imaanaya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Imaaraadda Ajman suuq weyn oo ku yaala uu dab qabsaday, abaare saacaddu markii ay...

Shiinaha oo Xabsiga ka daayay Nin 27 sano si qalad ah ku xirnaa.

Zhang Yuhuan ayaa booliisku jir-dileen si uu u qirto mas’uuliyadda dilka labo wiil oo dhacay sanadkii 1993. waxaa uu noqday ninkii Shiinaha si qalad ah...

Ugu Akhris Badan