Wararka Caalamka

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay magaalada Istanbul.”Sawirro”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wafdiga madaxweynaha waxaa...

Wararkii u dambeeyay qaraxyaddii Beirut.

Baariyaasha Lebanon ayaa ku foogan sidii loo heli lahaa ciddii ka dambeysay qaraxyadii ku habsaday caasimadda Beyruut tallaadadii, ilaa iyo hadda waxaa la aaminsan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur-Africa.

Mawaadin Soomaaliyeed  oo kamid ahaa Soomaalida ku ganacsata Dalka koonfur Afrika ayaa lagu dilay dalkaasi. Marxuumka  ayaa  magaciisa lagu soo koobay Faarax Weyda oo ka...

In ka yar 15,000 oo ruux oo gudanaya waajbaadka xajka ee sanadkan.”SAWIRRO”

illaa iyo 10,000 oo qof ayaa gudanaya waajibaadka xajka sanadkan feejignaanta Coronavirus aawadii, dowladda Sacuudiga ayaa si aad ah uga taxadaraysa faafaha saf-marka ah...

Guddiga Doorashada Ivory Coast oo sheegay in ay qaban doonaan tartan hufan.

Guddiga doorashooyinka dalka Ivory Coast ayaa arbacadii sheegay in ay qaban doonaan doorasho xor iyo xalaal ah xilli madaxweyne Alassane Ouattara laga codsanayo in...

Ugu Akhris Badan