Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhoweeyay Dalka Turkiga +Sawirro.

Date:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo soo dhaweyn ah xalay ugu sameeyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”.

Qaar kamid ah jaaliyadda oo ka hadlay munaasabadda ayaa madaxweynaha Galmudug ku amaanay howlaha muhiimka ha ee u qabsoomay muddada kooban ee uu xilka hayay.

Madaxweynaha maamulka Galmdug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga uga mahadceliayay soo dhaweyntooda, isagoo ku dhiirrigeliyay iney sii wadaan isku duubnidooda.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xildhibaanno ka tirsan dowladda Soomaaliya, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...