Wararka Caalamka

Cameroon: caro ka dhalatay gabar Da’ yar oo loo dilay si arxan darro ah.

Kooxaha xuquuqul insaanka dalka Cameroon ayaa Arbacadii cambaareeyay dilka gabar ka soo jeeda gobolka Af-Ingiriiska lagaga hadlo ee dalkaas, muuqaal baraha bulshada la soo...

Ilhaan Cumar oo guul ka gaartay wajiga 1-aad ee doorashada.

Xildhibaanad Ilhaan Nuur Cumar maxamed, oo ku magac dheer Ilhaan Cumar, kana tirsan Golaha wakiillada dalka Mareykanka ayaa guul aad u wayn gaartay, kadib...

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo booqday jaamacadda Caalamiga ah ee Afrika+sawirro.

Danjiraha J.F. Soomaaliya ee  dalka Suudan Amb Mohamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagagey Jaamacadda Caalamiga ah ee looyaqaano Intenational University...

Ra’iisul Wasaaraha dalka Lebanon oo is casilay.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Ra’iisul Wasaare ee dalka kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay caasimadda...

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhoweeyay Dalka Turkiga +Sawirro.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo soo dhaweyn ah xalay ugu sameeyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga...

Ugu Akhris Badan