Wararka Caalamka

khasaaro nafeed oo soo gaaray Dad qoda macdanta Congo.

Ugu yaraan 50 qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen ka dib markii uu ku dumay god macdanta laga qodo bariga jamhuuriyadda Demoqraadiga...

Masar oo dowr ku leh heshiis maxaabiis is-weydaarsi ah oo u dhexeeya Xamaas iyo Israel.

Madaxa Xafiiska siyaasadda ee dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta Islaamka ee (Xamaas) Ismaaciil Haniya ayaa shaaca ka qaaday in Masar ay xilligan dhex-dhexaadin ka waddo...

Wada-hadallada nabadda Afgaanistaan ​​oo goor dhow ka furmay Dooxa.

Magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar waxaa goordhow ka furmay wada-hadallada nabadda ee Afgaanistaan, kaasi oo ay martigalisay Qatar, waxaana tani lagu tilmaamay wada-hadallo...

Wadahadallo u dhexeeya Dowladda Afghanistan iyo Taliban oo maanta ka furmaya magaalada Dooxa.

Magaalada Dooxa ee dalka Qatar maanta oo sabti ah waxaa ka furmaya wadahadalo nabadeed oo u dhexeeya dowladda Afghanistan iyo Taliban kaas oo lagu...

Turkiga oo cambaareeyay xiriirka Israel iyo Carabta.

Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay heshiiska Baxreyn iyo Isreal wada gaaree, wasaaradda arrimaha dibadda sheegtay in heshiiskan uu dhibaato weyn ku yahay qadiyadda Falastiin. “Waa talaabo...

Ugu Akhris Badan