Wararka Caalamka

Turkiga oo cambaareeyay xiriirka Israel iyo Carabta.

Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay heshiiska Baxreyn iyo Isreal wada gaaree, wasaaradda arrimaha dibadda sheegtay in heshiiskan uu dhibaato weyn ku yahay qadiyadda Falastiin. “Waa talaabo...

Baxreyn oo si buuxda u aqoonsaneysa Israel.

Baxreyn ayaa noqtay dalkii ugu dambeeyay ee carbeed oo si buuxda u aqoonsanaya Israel kadib wada xaajood lagu hagaajiyay xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dhinac,...

Al-shabaab oo khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray qarax ay ku aasayeen Gaarisa.

Wararka ka imaanaya magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in 3 qof oo looga shakisan yahay Al-shabaab ay ku geeriyoodeen 4...

Jaamacadda Carabta oo aan tixgalin soo jeedinta Falastiin.

Hoggaamiyeyaasha Falastiin ayaa ku guuleystay in ay dib u cusbooneysiiyaan qadiyaddood dowladnimo ka dib kulankii arbacadii dhacay, balse waxay awoodi waayeen in ay xubnaha...

Madaxweyne ku xigeenka Afghanistan oo lagu dhaawacay qarax.

Madaxweyne ku xigeenka Afghanistan Amrullah Saleh ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray qarax lala eegtay kolonyo uu la socday magaalada Kapul ee xarunta...

Ugu Akhris Badan