Wararka Caalamka

Golaha Ammaanka ee QM oo looga hadlay dedaallada dhaliyarada Soomaalyeed dhinaca Nabadda.

Doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka ciyaareen taageeridda horumarinta dalkooda oo dhawaan soo shaac baxay ayaa diirada lagu saaray kulan gaar ah...

Kiisas cusub oo Covid-19 ah ayaa laga helay South Africa.

Dalka Koofur Afrika waxaa la diiwaan geliyay 1,816 kiisas cusub oo coronavirus Sabtidii iyadoo 49 qof u geeriyoodeen COVID-19, sida uu sheegay wasiirka caafimaadka...

Ciidamada Isbaheysiga uu Sacuudiga hggaaminayo oo dilay tobbanaan Xuutiyiin ah.

Isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaaminayo ee ka dagaalama gudaha Yeman ayaa billaabay howlgalo habeenkii ah oo ay ku bar-tilmaameedsanayaan goobaha kooxda Xuutiyiinta ay ka degganyahiin...

Bannaan bax looga soo horjeedo Ra’iisul wasaare Netanyahu oo ka dhacay Israel.

Isku soo baxyadaasi ka dhacay Jeruslama maallinimadii Sabtida afaafka hore ee halka uu deggan yahay Ra'iisal Wasaaraha Israel Benajamin Netanyahu ayaa waxaa ay galeen...

Qurba-joogta Jabuuti oo mashaariic horumarineed ka fulinaysa dalkooda.

Maal-qabeennada reer Jabuuti ee muddada dheer ku noolaa qurbaha ayaa haatan dalkooda dib ugu soo laabanaya, isla markaana maalgashi baaxad leh ku samaynaya, Yaasiin Cawleed...

Ugu Akhris Badan