Wararka Caalamka

Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma oo is casilay..

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma oo maalmahan danbe cadaadis dhanka Siyaasada ah heystay ayaa Habeenkii Arbacada khudbad Qaran uu ka jeediyay Telefishinka  ku...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo Gaar Gaar la qaadanayo Madax Kala Duwan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulamo Gooni Gooni ah  la yeeshay Hay’adaha  Gaar gaarka, Madaxda Midawga  Afrika iyo wakiilada Ururada Caalamiga ah, Midowga...

Warka Caalamka 11.01.2018,,,,,,,,Hal qof ayaa ku dhintay boqolaal kalena waa loo xiray dibadbaxyada ka soconaya Tuunisiya,,,,,

Ra'iisul Wasaaraha waddanka Tuuniisiya, Yuusuf Shaahid, ayaa waxa uu cambaareeyay dibadbaxyada loogaga soo horjeedo barnaamijka gunti isku giijiska, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay...

Taha Siddiqui oo sheegay inuu ka badbaaday iskuday dil

Saxafigan oo caanka ah dalka Pakistan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka badbaaday iskuday afduubay damacan-sanaayeen rag hubeysan gudaha magaalada Islamabad ee caasimadda dalka...

baadi-goob loogu jiro dad lagu la’ yahay fatahaaddii California

Shaqaalaha badbaadada ee Koonfurta California ayaa baadi goobaya dad ka badbaaday burburkii kadhashay fatahaad ay kudhinteen ugu yaraan 13-qof. Ciidamada booliiska ayaa xiray masaafo dhan...

Ugu Akhris Badan