Wararka Caalamka

Itoobiya, Masar iyo Suudaan oo mar kale ka wada hadlaya arrinta Webiga Niil

Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxaa Maanta ka furmay Shir Saddex geesood ah oo ku saabsan xal ka gaarista muranka ku saabsan wadaagga...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Sawaariikhdii lagu ridey Riyadh (Dhageyso)

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka hortagtay...

17-qof oo ka badbaaday kadib markii ay diyaarad ay ku burburtay garoonka diyaaradaha ee dalka Nepaal

Diyaaraddani oo ay saarnaayeen 71-qof oo isagu jiray rakaab iyo shaqaale ayaa burburtay markii ay cago dhiganaysay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kathmandu ee dalka...

Dhaxal sugaha Sacuudiga oo booqanaya dalalka Uk iyo Mareeykanka

Prince Muxamed Ben Salman, oo booqashadiisa ay qaadan doonto muddo 3-esho ah ayaa la kulamo la qaadanaya madax kala duwan ee dowladda Masar, isagoo...

Xoghayaha Arimaha dibadda Maraykanka oo booqan doono dalal ka tirsan africa.

Xoghayaha arimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa dhowaan booqan doona dhowr dal oo Afrikaan ah, sida ay shaacisay wasaaradda arimaha dibadda ee dalkaasi. Booqashada Tillerson...

Ugu Akhris Badan