Wararka Caalamka

Labada Kuuriya Oo Markii Ugu Horreysay Kulmay.

  Markii ugu horeysay muddo sanado ah kadib ayaa wadamada Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed billaabay wadahadallo heer sare ah, kuwaasi oo looga hadlayo xiriirkii...

Sucudiga oo amray in la kordhiyo mushaarka shaqaalaha Dowladda.

Shaqaalaha dowladda Sucuudi Carabiya ayaa la siin doona lacago looga caawinayo canshuuraha cusub ee lagu kordhiyay iibka alaabaha iyo sare u kaca qiimaha shidaalka. BoqorKa...

Dowladda Kenya oo adkeyneysa ammaanka Gobolka Waqooyi bari.

Saraakiisha Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay iney feejignaan dheeri ah ay geliyeen Ciidamada amaanka Waqooyi bari Kenya ka dib markii Kenya ay ka war...

Mareykanka iyo Iiraan oo is dhaafsaday hadalo kulul ee ku aadan dibadbaxyada ka socda Iiraan

Dalka Iiraan ayaa waxaa sii kordhaya banaan baxyada rabshadaha wata ee ka dhacaya Dalkaasi,kuwaasi oo salka ku haya mid loooga soo horjeedo cadaadis la...

Ra’iisul Wasaare Khayre ” Waxaan rajeynayaa sanadkan 2018 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”

Muqdisho,December 28, 2017---Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in xukuumaddu ay...

Ugu Akhris Badan