Wararka Caalamka

Dibad baxayaal ku tilmaamay Netanyahu “Dembiile dagaal” xilli uu Socdaal ku tagay Paris

Dibad baxayaasha careysan oo isagu soo baxay waddooyinka magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska ayaa ku baaqayay in Ra’iisul wasaare Netanyahu loo aqoonsado dembiile dagaal. Carada...

Kim iyo Trump oo kulankooda lagu qaban doono Jasiiradda Sentosa 12-June

Kulankani oo si aad ah loo wada sugayo ayaa lagu wadaa in ay yeeshaan labada hogaamiye ee dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un...

Qaraxyo Foolkaano horleh oo hakad-geliyay howsha baadi goobka Guatemala iyo 192-qof oo lala’yahay

Ugu yaraan 192 qof ayaa la la'yahay iyadoo kumanaano kun oo qof ay ka barakaceen xilli howshii baadi goobka ay gebi ahaanba istaagtay markii...

Khasaaraha dhimashada muhaajiriinta ay dooni kula quustay Tuniisiya oo korortay

Hay'adda caalamiga ah ee muhaajiriinta ee loo soo gaabiyo (IOM) ayaa sheegtay in tirada dhimashada muhaajiriintii ay la qalibantay doon gudaha xeebaha dalka Tunisia...

Madaxweyne Putin oo booqasho Khamiista ku tagi doono dalka Austria

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqonaya magaalada Vienna ee dalka Austria maalinta khamiista ee todobaadka nasoo aadan, Booqashadani ayaa lagu tilmaamay tii ugu horreeysay...

Ugu Akhris Badan