Wararka Caalamka

Madaxweyne Putin oo booqasho Khamiista ku tagi doono dalka Austria

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqonaya magaalada Vienna ee dalka Austria maalinta khamiista ee todobaadka nasoo aadan, Booqashadani ayaa lagu tilmaamay tii ugu horreeysay...

Faah faahin ka soo baxaysa Tahriibayaal ku dhintay xeebaha Tunisa

Tunisia(SNTV)- Wararka ka imaanaya dalka Tunisiya ayaa sheegay in Ugu yaraan 35 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen kadib markii doon ay saarnaayeen ay...

Dibadbaxyo ka dhashay isbedel canshuur cusub oo weli ka taagan Urdun.

Dibadbaxyo looga soo horjeedo isbedel dhinaca canshuuraha dalka Urdun oo ay taageerayso hay’adda lacagta dunida ee IMF ayaa ka socda dalka Urdun iyadoo dadka...

Qaraarka Mareykanka ee Qaza

Danjiraha Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Niki Haley ayaa ku sheegtay in qaraarka  Mareykanka ee ku aadan Gaza uu yahay mid hal dhinac ah...

Trump oo xaqiijiyey inuu la kulmayo Kim Jong-un

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyeey inuu qorshaynayo shir ay si gaar ah uwada qaataan madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi kulankaasi oo 12-ka bisha lagu wado...

Ugu Akhris Badan