Sawiro

Guddoomiye Jawaari oo booqday xarunta Al Azhar Al Shariif

Wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo dhowrkii maalin ee ugu dambeysay ku sugnaa magaalada Qaahira ee xarunta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Saxiixay Sharciga Isgaarsiinta Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga isgaarsiinta dalka. Bandhigga Saxiixa Sharcigan ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada, waxaana kasoo qayb galay...

Warbixin ku saabsan Kooxda Baambeyda iyo ahaqooyinka ay qabtaan

Kooxda Baambeyda oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay qabtaan shaqooyin aad u muhiim ugu ah Qaranka Soomaaliyeed, waxaana ay garaacaan qalab...

Howlgal xalay laga sameeyay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir

Ciidanka xasilinta amniga caasimadda, ayaa xalay howlgal amni sugid ah, waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir gaar ahaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulamay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta, Booqdayna Goobo Taariikhi Ah

Guddoomiyaha Golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mundane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasho rasmi ah ku joogo Dalka Masar ayaa maanta kulan kula qaatay...

Ugu Akhris Badan