Sawiro

Kulan su’aalo lagu weydiinayey wasiirka Dhalinyarada K/Galbeed oo Baydhabo lagu qabtay

Kulanka dood wadaaga ah waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha K/Galbeed Soomaaliya, waxaana su’aalo lagu weydiinayey islamarkaasina talooyin lagu siinayey wasiirka wasaaradd...

Howlgal Hub, Maandooriye iyo dad lagu qab qabtay oo laga sameeyey Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo xalay ilaa iyo maanta ay ka sameynayeen degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen Hub, Rasaas,...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Maanta Wuxuu dalkeenu ku socdaa Jidkii horumarka iyo dhismaha Ciidanka”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi...

Guddoomiye Jawaari iyo wafdiga la socday oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasbo rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa gelinkii dambe ee maanta...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis, waxayna labada masuul...

Ugu Akhris Badan